Marka hore guusha iyo guuldarada bini aadamku labaduba waxay ka imaadan qalbiga
waxa la dhaha haan waxaad ku shubaato ayuunbaad kasoo shubata.
Abwaanki waxa u dhahay"cirka nimanka sahanka u diray ee caadka ka hayamay cadceda iyo dayaxa nimankan kala sheegtay caynkeena soo wada maray iyo caato liiti ah ee carfi waxa u ka muuqda shacbiga cafimadka qaba" Hadaba cafimaad qabkaasi waa qalbiga.
Dhanka kale diiniyaan hadan ka egno qalniga "qalbigu xadiiski nabigeena laga soo wariye ahaa marka :lailaha ilaha misaan la saaro ee aduunka oo dhana misaan la saaro waxa ka culays badan lalilahailalah:
markaas qalbigu waa ka culayskaas qaaday intaas leeg.
Waxa jiray xadiis kale oo nabiga laga soo wariyay oo aha hadii waslad jidhkaga ka mida xumaato inu jidhkago dhaami xumanayo hadu hagagan inu jidhkago dhaami hagagayo wasladaasina mid kale mahe waa qalbiga.
Markaas hadii aad aduunyadan ka doonayso inaad guul gaadho waa inaad qalbigaga dib ugu noqota guushu waxay ku jirta guudaheena oo an hagajino
waxaynu leenaha banki uu ilahay inaa siyay wana qaybta uu alle ku leyahay ibni aadamka wan karamaynay xayawaanka dhan waxan kaga duwanahay waa laba shay un labadaasina waa luqada iyo qalbiga inta kale ee u xaywaan leyahay inaguna wan lenahay markaa labadaas laga tago.
Markan an hoos u egno bulshadeena soomali ahaan
Haan ahan halka aynu taganahay iyo xaqiiqa ahaan halka aynu taganahay iskuma dhawa somalidu waxay isku haysata inay dadka kale ka dhaqan iyo diin wanagsanahayba lakin xaqiiqadu saa maha.
Hanka laysku dhaafe dadkuba haybta guud siman hoodiyo nasiib waxa ku ladhan dhidid la hoorsha
guushu haday ku timaado aad ka faidaysan waydo iyo haday ka maqantahayba waa isku midi un.
;
0 Comments