ALLA xuman ka nasahane waxa uu inogu sheegay kitaabkiisa quranka kariimka markii u ka hadlayay adam oo waxa u yidhi "adam waxa la baray magacyada oo dhan "adam caqligiisu waxa u qaday wax ay la yaaban malaigti.
adihuna hada waxad tahay aadan inankiisi culumadeeni tagtay ee inoso wariyay axadiista nabiga may ahayn dad gara oo meel gara laga sameeyay waxay ahayeen inago kale saynis yahanadii aduunka wax badan ka badalay haday noqoto ka nucliyerka sameeyay waxa u aha qof bini adama oo inala mid ah lkn se iyagu waxay ka shaqaysiyeen maskaxdan aduna waxad intaad meel soo fadhiisato ayaad ledahay maxa la idhi maxa ku diday inaad bulshadan aad ku dhex dhaqantahay wax usoo kordhiso oo aad wax u hal abuurtid.
Hadaynu tusaale usoo qadano ninkii sameeyay ilaysakan ama lanbadan an manta ilayso ee la odhan jiray"whatson" waxa u ku khasarayba la dhaha 999 jeer markii 1000 ayuu ku gulaystay maxay ina tusaysa taasi marka ay wixi ka goantahay inaad samayso kama cajiisaysid kamana niyaad jabaysid.
Hadii aynu amino awooda inagu jirta wax badan waynu badalayna lkn halka caqabad ee ina haysta waxay tahay maba aminsaninba awooda inaga inagu jirta halka caado ee aynu lenahay inagu hadan nahay somali waxay tahay qofka somaliga ah marka uu sodon sare u dhaafo waxa u dhaha nio wan waynado waxa ma samayn karo hadad u fiirsato bulshooyinka calamka kalana qofku isaga oo jira 60 sano ayuu cilmi iyo inu wax barto bilabay markaas taasina waxay ka mid tahay awoodaha aynu lenahay ee laynaga qariyay.
Aynu isticmaalno awoodaheena
I AM COME BACK GUYS
0 Comments