Qofna ha kusigin inu wax ku qabto
Marka u qof kale qorshaha ku hayo isagu qorashahu u leyahay aad ku shaqaynayso macnaheedu waa markaad isaga shaqaale u tahay oo adigu fikraad anaad lahayn goan anad gadhi karin dhinici lagu jeediya una aad adi rabto dadka qaar waxa jira aad asxaab tihin oo dhankay rabaanba ku jeedin kara halkaan kalay i raac waxan ila qabo amaba dhinaca kale hadii loo ego shaqaale camal ayaad u tahayba waxa u ku dirsadana sida u isagu rabo ayaad u qabanaysa hadu ka wayana waa lagula xisaab tamaya hada maha qof aad u shaqaynayse waa saxiibka waxa laga yaaba inu malinba malinka ka danbaysa sii baladhanyo ado u jeeda wayo isagu waa yaqana xaga uu u socda iyo yoolkiisaba.
Hadad shaqaayso shaqadad hayso siday doonto ha noqoto lkn waa inaad yeelata yool iyo hadaaf aad meel dhigato oo haysku halayn inaad shaqalanimadaas kusi jirto ka waran noloshada dhan hadad tidhaahdo qof qoorshiisan ku soconaya noloshu way kugu adkayansa inaad gaadho meesha aad u socotay waxa nolosha qiima sare leh oo guul loo tiriyo oo si fudud ku imaada sidedaba ma jiro noloshu waxay kaga bahantahay inaad qorshe ledahay waxay kaga bahantahay inaad dhabar adayg ledahay waxay kaga bahantahay inaad
dadka kasoo hor jeeda ka indheer garadsantahay ka dadal badantahay meel kasto oo ay dantadu ku jirtana ka labalabayn oo anaad ka habsamin Alle waxa u ku siyay karti iyo awood intay doonto ha lekate waa inaad dul dhigto sidii aad u gadhi lahayd yoolkaga iyo hadafka aad ka ledahay nolosha adigu noloshaada dib u eg ma jiraan wax aad guul ka gadhay marka laga reebo waxbarashadii taasna adu guusha ma lihide walidkaaba iska leh hadii ay jirtaba hal shay oo aad guul ka gadhay taas dorashadeda iyo dadalkeeduba adiga ayuu kali kugu ahaa
Qofku marka uu damco inuu shay guul ka gaadho maskaxdiisana u dul dhiigo sidii uu guushaas u keeni laha waxa xaqiiqa inu guul ka gaadhayo waxa u hadafkiisu yahay ee uu dhaqaqay "bal ka waran hadii manta intaa meel dheer lagu saarp lagu dhaho waa laga tuuraya oo laguna damanad qaado inanad 100/100 dhacayn lagu idhahdana indhaha isku qabo oo soco markaad cabaar socoto oo indhaha kala furto oo aad hoos eegto dhulkuna uu meel foog kaga muuqdo maxa markiiba kugu bilaamaya cabsi mana xasusan kartid damanadii iyo balantii lagu qaday meesha markaas waxa soo galaya waa cabsi"
caqabaduhu waxaad ogota waa cabsida qofka u muuqda marka uu goolashiisa indhaha ku qabto markaad goolka aad tiigsanayso indhahagu ka leexdan oo ah inaad ka gabiso oo aad wax kasto macna dara kaga habsantid cabsibva bilamaysa taaso sii xoojinaysa wax kastoo nolosha ku haminaysao.
markaas hadafkaad nolosha ka ledahay yaanay kugu dhafin bila macne
0 Comments