Ticker

6/recent/ticker-posts

YOU ARE NOT IN A PLACE TO SURRENDER IN LIFE

Meel aad isku dhiibto ma joogtid nolosha meel aad dib uga noqotidna ma joogtid nolosha safarkan aad nolosha gashay waa diyaar qofka kaliya ee u sugayaana waa adiga iyo nafsadada.

Nafsadada waxad ku qasabta oo aad ku cadadisa inay dhamayso waxay bilowday haday waxbarasho noqoto haday ganacsi noqto haday mujimicsi noqto waxanaad talo sarata oo aad talada u daysa rabigeen. 

Bal waxaad sawiraata siday noloshaadu ahaan lahayd hadii wakhtiga iyo cafimadka uu alle ku siyay aad malin walba naftada galin lahayd oo aad iska dhaaf lahayd wakhtiga meelaha aad ku dayacayso oo ah inaad meherada iska fadhido intaad saka gurigina kasoo baxday  oo aad soo labisatay sidii qof shaqa tagaya oo aad meherad ka dhex shakaysay waxaad xisabisa wakhtiga halkaasi ku baxay inta u ku jari laha oo aad naftada ku horu marin lahayd.

Waxad nafsadada ka dhista wax yabaha anay bini adamku ka damaci karin ama ka qadi karin sida kartidada cilmigaga aqoontada maskxadada kuwaas bini adamku si kastay iskugu tagan kama qadi karan lkn dadku way ka qadi karan hadad ledahay hanti gadhi guri markaas nafsadada waxada ka dhista waxyabaha anay bini adamku ka qadi karin ha ugu horayso kalsooniduye.

Isbadalka aad rabtid inaad gaadho waxa u ku jiray wakhtigan hada aad joogto waxaad qabanayso fiiri manta waxaad qabta waxay ku dhaweeyen waxay riyadadu tahay ama waxa ay ka foogeyeen waxa ay riyadadu tahay labadaasna waxba uma dheexeyaan noloshaduna labadaas unbay u dhaxaysa.

Markaas hadad rabto inaad noloshada wax ka badasho ka tag wixi hore ka tag cadoyinkii aad hore u samayn jirtay intay ku daba socdaan cadoyinkii hore noloshaada meel ma gadhsinaysid markaad meel iska dhigto wixi hore ayay noloshadu hagagaysa.

Hadad rabto inay noloshadu tarbiyaad yeelato oo anay noqon qofka ay hada tahay waxad malin walba ku khasabta inay ka saarto oo ay dhamayso jiis ama laba jiis oo ka mida qurenkena kariimka noloshaada waa inad ku xidha xadhiga ilhay hadanad kaas ku xidhina noloshadu hagagi mayso ilaa intad xadhiga ilahay anad qabsan.

       WAD MAHADSANTIHIN🙏

Post a Comment

0 Comments