Ticker

6/recent/ticker-posts

EVERY CHALLENGE IN LIFE IS AN OPPORTUNITY

 Waxa la dhaha qofka caqliga badani markay caqabadi hor taalo waxa uu u arka fursado ka mida kuwa ugu qalisan ee noloshiisa soo mara wayo waxa uu wax badan ka baranaya caqabadaha kala duwaan ee nolosha soo maraya ee qaarkood waliba adagyihin.

lakin kan doqonka ah ee wax ma garatada ahi halkaas caqabad ayuu waxa uu u arka inay tahay kumana dhibaato oo nolosha kusoo wajahan marjasu bilabaya calacala iyo isla shakaysi.

Hadaba waxaad ogota inanay noloshu ku sinayn xalad u wakhtigeedu iska qabowyahay oo u dagan yahay ee noloshu waxay ku marinaysa xalaado badan oo dhibto iyo caqabada ah marakaas waxas oo dhanba la raba inaad u dul qadadtid oo anad ka niyad jabin.

Marka ay naftu wax yabaha u yaala ay dib usii dhigayso waxaad ogata inanay naftu jirin wakhti ay kalsooni buxda ledahay oo ay ku odhanayso mantad top tahe waxas qabo shaygu marka u ku hor yaalo ha u dhigan malme markaas qabo hawshaas.

Qofka doonaya inu noloshiisa inu  si dhab ah wax uga badalo hal goan ayaa ka xiga halkaas goan wax kasta oo manta noloshsiis uu rabo ku gadhayo halkaas goan waxa u yahay hada waxad isa soo hor dhigta waxa ay manta riyadadu tahay waxa aad jeceshahay inaad noqoto waxaad jeceshahay nolosha tan inaad ka noqoto hadii ilahay cimri ku siyay goan waxaad ku gadha in hawsha ku hor taala ee riyadada ku gaadhsin karta aad bilowdo ilaa aad ka gaadho halkaad rabto.

Hadad noloshada manta fiirso wax kasto oo kusoo maray waa adigan manta soo gadhay ee ka nool taasi hadabay waxay ku tusaysa in qalbi jab kasta oo aad soo aragtay fashil kasta oo aad soo aragtay si kasto oo ay noloshu kugu adkayd caqabad kasto nolosha wayno aad soo aragtay aad kasoo gudubtay marka kaliya ee aad noloshada odhan karto way ii dhamatay waa malinta qusato ha ku qusan nolosha tan ee kaliya u dhabar adayg oo talo saro alle.

Waxyabaha naylo qoray qarba waxay ku xidhanyihin in qofku daadlo hadu san qofku dadalin oo u san waxa caqabdo hor yaala u dadalin cid ku gacan qabanaysa oo ka saraaysa ma jirto.

Post a Comment

0 Comments