Ticker

6/recent/ticker-posts

FIND YOURSELF FIRST


 Waxyabaha qaar dhibaatoyinka nolosheena inagu dhacaya waxay inagu toosiyaan wadada ugu saxsan ee danteenu ku jirto waxyabaha badankeena inaga xoog badan waa dulqaad daro in aynu aragno wado kale oo mushkiladan looga baxa inaysan jirin albabada nolosha oo dhami inay soo xidhmen mustaqbalka soo socda meesha aad sawirkiisa ka qadata in ay noqoto xaladan hada kula soo gudboonatay.

 Qof walbo aduunyada jooga sheeko ama qiso ayuu leyahay adiga qiisadadana tusaalayaal fara badanba kugu jira marar badanbaad noloshaada soo guul daraysatay marar badanba dhiibatooyin kula soo gudboonadeen marar badanbaad cidhidh dareentay xaladaha qaar waxa dhici karta in nafatdu halis gashay manta wakhtigaan aad joogtid waa tan wax ka badali karta malmihi ku soo dhafay waa tan wax ka badali karta malmahan ku soo socda manta wakhtigaan aad tagan tahay waa kan ugu muhimsan malmihi noloshaada kusoo maray.

Qofku marka u rabo inu wax bilaabo oo wax cusub uu noloshiisa kusoo kordhiyo dhirigalinta uu naftiisa kula taliya ee ugu wayn ee u haysto ayaa ah shalayba markay xaladu kula soo gudboonatay wad kasoo gudubtay ee mantana wad ka sii gudbi karta malin kasta oo dhibi kusoo martay noloshaad oo aad ka bogsatay oo wakhtigiisi tagay si kasto oo aad adigu xanuun u daremaysid waa shidaalka mustaqbalka u qofku wajaho.

Bini adamka aduunka kula saaran kuwooda guulaysay waxba kuma dheera cafimad wad haysata(intaan cafimad haysana alle ha siiyo) maskax ad ku fikirtid wad ledahay intay iyagu gaadheen oo ay halkaas kusoo gadheen waa inta yar ee ay dadaleen markaas waxa kaliye aduunka bini adamku is dheeryahay aya ah intaas yar ee dadalka kolba intad dadasho ayaad gadhaysa qof an dadalin oo an waxba qabsan aduunkana waxba ka qabsan mayo markaas hadba intaad dadasho ee aad noloshaada sare usoo qaado ayaad gadhaysa aduunkana waxa kaliye laysku dhafay ayaa aha kalsooni karti iyo dadal.

Waxa aynu rabna inan hadaf iyo goal xaqijino mudo 4 bilood ama 3 bilooodba aha lkn se waxaad xasusata adigagan inaad aduunka timaado inay kugu qadatay muso 9 bilood ah oo aynu kusoo jirnay uurka hooyadeen oo dhismay jidhkeena ku socday malin walba waxba laynugu darayay markii aynu dhamanay ee u dhismaheeni dhamaday ayaa hadana wado aad cidhidh u ahba laynosoo fudaydiyo aduunkanba rabi si dhib yar ino keenay intaas oo kaliya dhibaato inogu filaan.


Post a Comment

0 Comments