Ticker

6/recent/ticker-posts

HOW TO BUILD YOURSELF TOTALLY

 Markaa lagu tuuso shay anad hore u arag oo aad dhagtun ka maqli jirtay marka waxa markiba niyadad kusoo dhacaya sawir an ahayn sawirkii hore uga haysatay markas layaab ma leh.

Tusaale; saw lagama yaabo oo ma is wayinaysa ma ledahay dadka wax ku dheeri maxay wax ku tari la yihin sidodaba bini adamku markay wax ku dheeryihin maxay naxariista iyo bini adamnimadu uga guurta marna ma is waydiisayna suasha 

Xaqiiqadu waxay tahay halka uu isagu manta joogo waxa u ku gadhay may ahayn wado bila hawla ee waxa u ku gadhayba ahayd mid aad u adag oo dhibatadeda wadata hadaba wixi dhib ah ee usoo maray ha ahato hurdo laan ha ahato gaajo ha ahaato wakhti badan uu ku lumiyay ha ahato niyaad jab wax alala iyo waxii usoo maray ayuu raba inanu soo maro qofkani oo ma rabo isagu in loo tuuro xadhig markiiba uu guusha rasmiga ku gaadho.

Qofka markay noloshu adayg ku noqoto ayuu adkaada qofku marka u nolosha meel u ka neefsado wayo ayu raadiya wadadi u u mari laaha inu ku neefsado waxanaad u dhiibton seed rabta inaad ugu raxaaysato adu waxkasto aad manta baran karto wax kasto aaad manta qaban karto waa qayb ka mid ah helitanka guusha aad gadhayso.

Sida cadiga qofku marka uu rabo halka u joogo inu ka tago oo u meel kale qabto waa lagama marman inaad safarka marto ha ahato gadhi ha ahato diyaarad tareen marka ma tagi kartana meeshaad rabto adan marin safarkaas dadka had iyo jeer wax noqdana waxay mareen safarkaasa marka sideeed u rabto nolol raaxo leh adoon soo marinba safarkaas.

Tusaalse hada; waxad arkaysa laba qof oo lamane ah oo soo wada socday ugu yaraan sadex sano markay is guursadana lixda bilood ee ugu horeeya noloshada waxa dhalanay buuq uu leyahay nio guurka wan ku dagdagay maxa khladan markaas ilaay 3 sano soo wada socdeene 6 bilood maxa iyada khilaafka la dhaliyayna wayo dadka badankoodu diyaar garowga waxay u haystaan inu ninku lacag leyahay gabadhuna ay qurux badantahay lakin intaas rer laguma dhaqdo guurkuna intaas waa ka macno badanyahay oo dulqaadki hore iyo tanasuulkii hore in ka badanba looga bahanyahay labada qof ee markaas isku lamanaha ahba.

Post a Comment

0 Comments