waa markay ugu adagtahay helitanka wadadi aad uga bixi lahayd lakiin waliga marna ha qusaan
Markay xaladuhu kugu adagyihin markaad cidhidh badan dareemaysid markaad jaah warersantahay oo wadad aad uga bixi lahayd garanayn markay xalado badani ka qasan yihino malinba malinka ka danbeya culayskagu badanayo ma ogtahay badi dadku waa halkay isku dhibaane badi dadku waa meesha ay ku qustaan lakiin waliga marna naftada ha dhibiin waa inanay naftadu il bidhiqsina ha noqote inanay is dhiibin.
Inaad adagtahay shaki kuma jiro inaad qalbiga xanuun ka dareemaysidna shaki kuma jiro lakin waxa la dhaha meesha ugu badan inaad badasha waa kolba sidad xalada u arkayso markaad badali waydid xalada markaas aad ku jirtid wado aad u baxdana aysan jirin waxaad naftada kula dadasha siday u badali lahayd argtida xaladan ay ka qabto(change the way you look at things the things you look at change).
Hadanad adigu naftada u kucin hadanad adu naftda wax u qabsan qofna intu ku imado ku qaban mayo waxad ku hami iyo rajo wayntahay waxa la dhaha shaqada ugu adag ee qof bini adam ahi qabta waa marka u damco inu naftiisa badalo ee u dabeecadaha xunxun ee ay ledahay u ka tirtiro kuwa wanagsana uu kusoo kordhiyo.
Hadal iyo dhamantii noqo qof ka duwan dadka kale dabeecad ahaan iyo dhaqaan ahanba.
0 Comments