Naftada xooga saar naftada ku qasab danteeda dagalka ugu adag ee ay naftadu gasho waa dagalka ay la gasho iyada waxa jira qorshayaal fara badan oo markaad damacdo inaad qabato ay naftadu ka hor istagayso.
Naftadu sanado faro badan ayay ku sasabaysay oo wax walaba oo aad is tidhahdo qabab ku odhanaysay manta wad dalantahay manta wad cajiisantahay manta sidan manta sidan dhaaf waxas oo dhan oo hada ka jaar cadoyinka xun xun ee ay lahayd naftadu.
Manta waxaad tagantahay inaad nafatdii u kaxayn kari waydid meesha ay horumarkeedu ku jiri meesha u wanagsan ee mustaqbalka ficani ku jiiro manta waxa u cajiiska u badani ka saranyahay wax kasta oo naftada anfacaya.
U fiirso manta markaad u kacdo waxyabaha fican ayay maskaxda qaybteda sharka sheega oo dhaami soo wada kacayan markasa waxa kugu bilama in walwal ka qabto inaad hawsha qabato iyo in kale.
Qof kasto aduunkan aynu joogno wax ka noqday waxa u dareemay oo u waliba naftiisa ka dareemay intan oo dhanba cabsi yasitan cajiis islidi oo an waliba cid kale u ahayne naftiisa ah.
Dhamaan dadko dhami way wada mareen marxaladahan oo marka u naftiisa ku dirqqiyay oo u dhahay kha ka hadhin ha cajiisin ayu markii danbe ka gadhay guusha wayn ee ad adiguba manta ado halkaas jooga aad hadal hayso.
0 Comments