Waa cabsi ka mida cabsiyada inaga hor jooga inan is badal samayno waxa ka mid ah inu qofku ka cabsado is badalka oo waxa uu ka baqay inu qofku fashilmo oo waxa uu aad uga cabsanaya waxan uu isku dayayo inu ku fashilmo halgankisa iyo waxan uu wadio.
Guul darada marna ha ka cabsan wayo guul daradu waa cashar ka mid ah casharada ay noloshani ku barayo tusaale ahan manta waxbada qabata detana wad ku guul daraysatay wixi siad shalay u qabatay mahee si kale ayunbad u qabanaysa sawmaha taasiba waa aqoon iyo xirfaad kusii siyaday un ee markaas marna ha ka cabsan guul darada.
Isbadalku waxa u ka imada dhamantiba intod mid ku fashilanto midna kalana hadan ku fashilanto markaaasada fashilka nolosha wax ka baranaysaad uu is badalku imanaya.
Fiiri dadkan hada aduunkan aynu ku noolnahay magac ku leh maha dad nolosha sii raaxo leh ay usoo dhawaysay ee waa dad nolosha lasoo halgamay durufo adagi ka hor imadeen idan waxaba la dhaha dadka had iyo jeer guusha rasmiga gadha maha dadka ay noloshodu isku dhamays tirantahay ee waa dadka ay noloshu barto cashar oo u ku fikiro hadh iyo habeen sidad nolosha caynkaana u badashay sida sidan wax uga badashay markaas nolosha marna ha ka sugin inaad ado raxaysanaya aad guul ka gaadho.
Noloshu waxay ka rabta halgan iyo hal adayg adag oo aad u dhabar adagytid sii ad u gaadho halkaad aad rabto inaad gadho mustaqbalka.
0 Comments