dadka oo dhani way cadhoodaan lakin waxa kala duwan waxa laga cadhonayo iyo natijada ka dhalan karta
Waxa suuro gal ahin waxa ay cadhadu ka dhalatay u yara lakin natijada waxa cadhada ka dhalatay u badnaday
Waxa jira markaad cadhoto in ay afkaga ka so baxan hadalo xun xun oo an u ficnahay dhagaha dadka biniadamka oo dadka qalbiyadoda kaga taga xasuus goni ah oo uu qofkaasi waligi ku hayo
Sido kale cadhadu waxay aad ugu darantahay oo ay ugu xuntahay cafimadkeena waxaynay keenta xanuuno badan oo ay ka mid yihin dhiig karka iyo qaar kalo ka daranba
Hadaba waxa fican inaad cadhadad aad xadido oo marka aad cadhoto waxaga labta ku haysato si alle wayne kaga abaal mariyo oo malin manta ka roon aad xasanadkiisa hesho.
0 Comments