Badana waxa jira dad aad saxiibo tihin oo iskaga samaysanba markaad hawl ula timado inu isku dayo inu ku niyaad jabiyo mid kalan ku darso waliga iyo alaha arintada ama planka aad dajiisatay cidna ha la wadaagin waxa jiri karta inu siyaabo badan kaga faidaysto adna markaa hore wad u dacad sheegtay marka plankaga cidna ha la share gareen.
Waxan kale oo kugula talin laha inaad sii joogtayso meesha ay dadku ka quustan malmo hadad sii yara joogto ama bil waxa laga yaaba inaad adu ka guulaysato.
Hal midna wan kugula talin ka fagoow oo ka dheerow dadka calacalka jecel wayo qofkan calacalka jecel waxa u ugu jecelyahay qofka ka tiraya hada ku darso isagu waxa u ka calacalayo waxba kama xigaan inu hawaashas ku dhaqaqo unba ka xigta.
Markaas hadal iyo dhamaanti waxan ku leyahay NOQO QOF ADKAYSI BADAN
0 Comments