Nabigeni subana (SCW) waxa uu inagula dardarmay wixi ku anfacaya inaad ku dadasho wixi an ku anfacayna ad ka tagto
Wakhtigaga iyo malintada iyo xoogaga iyo garadkaga iyo waxaad awood ledahay waxaad ku isticmasha wixi ku anfacaya.
Dadka in badan oo ka mid ahi waxay dhibsadanba wakhtigooda markaa waxay raadinayan waxay ku dilaan oo ay ku madadashaan madadaladu waa wax u rabo qofku inu wakhtigiisa ku dilo waxaan aduun iyo akhriba manfac u lahayn.
Sheekada ugu badan ee soomalidu ku dhaqanto waxtar ma leh waxyabay ku sheeekeyaan ee ciyaraha iyo siyasada iyo qabilad laga sheekeyo wax badan oo an waxtar lahaynbu dadku wakhtigiisi ku lumiyay.
Bdana waxa la dhaha qofka bini adamka laba waxba ku dhaca oo kala ah cajiiska iyo kasalka kasaluna waa qofko an wax doonisba lahayn cajiiguna waa qofkii oo raba inu wixii qabto hadana u taag la oo an qaban karin.
Waxa la dhaha shaqo kasto la qabta labadan shaybay ka koobantahay inaad waxa doonaysid iyo inaad awoodid dadka waxa jira badh wax kasto ay qabtan uu ku furanyahay tashwiis ama walac insha allh bariban samayn doonta manta ma samayn doontide bari camal kale u dhigo
0 Comments