Hoogaminta: marka hore waa inaad tahay qof akhlaaq leh hoogamintu kama soo hadho akhlaqda
Waa inanaynu noqona shakhsi wax ka barta geedi socodka nolosha.
Waa inaad kalod isticmasha kalmada ah "inagaa" ilay waxa tahay hoogamiya jamac ama bulsho hogaminaye.
Teda kale waa inaynu noqona shakhsi u tagan argtida uu qabo wana inaad ka hadasha baylahda iyo dayaca umada haysta waxna waa inaad ka qaban karta waa inaynu noqona shakhsi amina.
Waa inaynu noqona shakhsi masuliyada loo igmaday gudan kara wana inaynu noqona shakhsi wakhtigiisa si saxa u isticmala.
Bal ka waran qof 10 sano qayilay oo 24 hourskina aad 6 hours aad jaad u fadhido shakhsigaasi 6 sacadod qayilay hadu cimrigiisu gaadho 40 sano hadii u jiro 10 sano jaadbu u fadhiyay malinta yomul qiyamana waxyabaha lays waydinayo waxa ka mid ah cmrigagi maxad kusoo lumisay? dee jaadban ramsanayay man laga wanagsanayna Markaas waa inan wakhtigena sii saxa u isticmalna.
Waa inaynu noqona shakhsi hawsha uu bilabay dhamaystira ka waran hadad hawl bilowdo ood kolba qabyo kaga tagto hadad barashada cafimad bilowdo ood qabyo kagag tagto hadad guri dhis bilowdo ood qabyo kaga tagto oo magacagaba lagu bixiyo mudane qabyo ma ficna taasi taas waxa dhanta shaaqo haday doonto aad ha u yarate aad dhamays tiri karto.
Teda kale waa inaynu noqona shakhsi hal abuur leh oo wax curiya oo wax keeni kara waa inaynu noqona.
Teda kale waa inaynu noqona shakhsi xaqdhowr leh oo umad isku wadi kara ka warn hadad kolba tidhahado halkaas rerkayagu ma dagano waxba ka dhisi mayo iyo halka rerkayga dagano waxan u dhisaya mashariic wawayn waxaasi ma ficna.
NOQO QOF DADKA ISKU WADI KARA
0 Comments