Ticker

6/recent/ticker-posts

NOQO QOF KALSOONI LEH

 Ma noqotay malin mid lunsan kaasi oo aha mid ka niyaad jabsan wax kasto dunida ahaday oo ma wayday wax walbo aad rabtay oo ma ku kalsoonan waydayna naftada waxa laga yaba malmo badan inaad is tidhi waxyabo badan qabo lkn aad waydo kalsooni iyo awood aad waxas ku qabto hadaba waxa jira hal shay oo waxaso dhan ku qabanaya hadii aad dib ugu noqoto oo aad la tashato kadib markaad la tashatana aad ku kalsoonato oo aad qadato goankaas ay kusoo sartay halka shayna maha hal shay oo ka fooge waa naftada adu marka hore naftada la tasho oo waydii wax alala iyo waxay rabto kadibna labadinuba goan ku qatay inaad hawshaas aad isla wafaqdeen aad dhamaystirtan.

Mar hadii aad naftada goan la qadato waa balan aan ku qadayo inanad waxba ku fashilmin waxna ka qaybo noqon 

Hadal iyo dhamaantin waxan kugula talinaya adu marka hore noqo qof wada tashi la samayn kara naftiisa maekaasay kalsoonidu iman waamacasala.

Post a Comment

0 Comments