Ticker

6/recent/ticker-posts

NOQO QOF HAN LEH

 

Ha noqon qof han yar 

Waxan tilmamayna oo an lenahay mushkiladeena waxay tahay hankeeni oo yaraday sas awgeedban ku qanacnay wax hoose.

Qarba ku qancay inanay waxba qaybi karinba kuwa wax qaybayna waxay ku qanceen inay halkaas kaga hadhanun bes oo waxabay mooden oo ay is leyin halkaas hadii la gadhay inayhalkii ugu saraysay joogan.

Qofka bini adamka ah haduba hankiisu yarado waxba ma aha waxad u bahantahay nimcada alle ku siyay inaad ka faidaysato Alle waxa u ina siyay nimcoyin badan oo manta agteen yaala oo ad modaba inaynan ku dhadanayn Alle waxa u ina siyay maskax aynu ku kala garanayno inay waxasi fican yihin iyo in kale adu maskaxdada ka shaqaysi oo ha noqon qof han yar oo wax yaro kooban ku qanca.

Waxyabaha han yarida keena waxa ka mid ah inaad waxad qabanayso dib u dhigto ha dib dhigine hore u soco oo waxaso dhanba ilow.

Waxan kale oo an lenahay inan helo waxyabaha nafta dhiirigaliye tusaale hadii lagu idhahdo kale meel cadceda 4 sacadod istaag way kugu adkanaysa sawmaha lakin hadan waxad maqashay meel heblayo qofkii tagnada 4 sacadod waxa u helaya 20$ ma jiri lahabad u malaynaysa qof fadhisan laha maye mu jireeno qof kasta waxa u muuqda 20$ Noloshu waa sidaas oo kale.

Post a Comment

0 Comments