Ha tahine adkayso wan ogahay in nabarka kugu dhacay u leyahay dhiig bax aad u badan bandhaysyada samiirkan ku adagtahay inay joojiyaan lakiin ha ilabin inaad waxasi oo dhan ad adigu isku soo jiiday oo aad sabab u tahay qofkaasi ku karbashay adiga ay jedalka gacanta u galiya si u kula dhaco.
saxiib waxan raba inan humaga indhahaga saran ka leexiyo dadka kale dhibanayaal wax ka tiirsanayaan ma tihid ee horantaba nafehena ayaan dhibanayaal u nahay waxan doonayaa inan dhawacaga xaqiiqadiisa ku tuso ilay dhawac anad ogayn suurto gal mahe ee iska dawe aniguna waxan jecelahay inaad dhawaacas kugu yaala aad iska dawayso lakiin inaad si dhaba oo wax walba ogtahay u dabiibnaato ayaan door bidaya.
Saxiib wanaga ayuunba kibirkooda sameeyay.
kalsoonidad indhaha la aya bartay inay ku dhayal sadan.
Una adkayso dhawacyadii soo gadhay naftada ee ad adiguna sababta u ahayd u adkayso dhawacydii ku gadhsiyeen dadka qaar oo sare u qaday oo qalbigagana ku wayna kasoo daji cirka sare ee ad sarta oo cagahaga keen kuwaas hana kujoogsan xitaye ka dul talabso un.
saxiib waa cadi inu dhawaac kusoo gadho lkn mar hadad ka dawodo waa alle mahadi.
EE mar danbe dadka qaar ha aminin.
0 Comments