Ticker

6/recent/ticker-posts

JOOJI CUDURDAARKA

 

Jooji cudur daarka

Dadku inta badan waxay samaystan cudur daro anay waxba ka jirin oo ay naftooda been ugu sheegayan jooji cudur darka walal.
 

Waxad arkaysa dad badan oo awooda inay wax bartan ama shaqaystaan markaad waydiiso maxad wax u baran waydayna markiiba samaysanaya cudurdar anay waxba ka jirin.

Dadkuna waxay in badan isku khaldan sabab sheegid iyo cudurdar Sabab sheegidu waa wax ku dhisan run madax banan kaas oo an ahayn wax xagag ka imi oo si dhaba kugu dhacay Halka ay cudurdaarkyuna yahay wax been iyo madadl aad soo dhistay ahayn.

Dadku badana sababaha ay ku cudurdartan waxa ka mid ah wakhtiga markaad waydiiso maxad wax u baran wayday judhiba waxay la soo boodayaan wakhti umanan hayn ha ka been sheegin wakhtiga wayo waxad haysta wakhtigi ay haysten nabi maxamed (Scw) iyo asxabtiisuba waliba adigu waxad haysata waxaybo badan oo anay haysan nabiga iyonasxabtiisuba marka ha ka been sheein wakhtiga ee wax qabso intad iska dhaafto cudur daarka.

Post a Comment

0 Comments