Waxa la dhaha badana cabsidu waxay disha riyada qofku leyahay oo waxa uu odhanaya oo kale nio hadan waxa sameeyo kuwasa ila yabaya hadan waxa sameeyo waxa lay odhanaya ma ado ina hebala oo lagu garanayo aya waxa samayna may ha ka joogine ku dhaqaq fikirkii iyo hal abuurkii marka maskaxdada kusoo dhacay wayo kuwaas aad ka cabsanayso hadad manta u bahato oo ay durufi ku gayso maha kuwo kusoo istagaya oo halkasay kaga dhaqaqayan marka ha u joojine hore u wado nolosha oo cabsida iska dhaaf.
Jooji cabsida noloshu waa malmo kooban oo kaliya adigana ka wakiila inaad wado saxan raacdo ee ha ka cabsan mustaqbalka ha kana cabsan fashil ama diidmo hana ka cabsan waxay dadku ku arki doonan ama ku odhanayan dadku badana ma jecla inay nolosha dhabta qatan ama maqalan oo waxay jecelyihin inay ku jiraan nolosha khiyaliga.
Ku dhaqan hal sharci oo kaliya sharcigaas oo ah naftada been ha u sheegin waxaad been u sheegaysa oo aad is ledahay qofba ka xumanaya kaliya waxad qadarisa oo kaliya Allhi ku abuuray.
0 Comments