Ticker

6/recent/ticker-posts

jooji afartan ariimod ee wakhtiga ka lumiya malin walba


 

jooji afartan ariimod ee wakhtiga ka lumiya malin walba

  • Jooji isticmalka badan ee intenetka :Waxa marba marka ka sii danbaysa sii fududanaya isticmalka internet waxaynu noqonay dad qaba timay isticmalka khadka waliba sii aada waxabad mooda inay sanadahan danbe kasoo badanayso sanadihii hore isticmalka khadku sido kale waa muhim inan xadido wakhtiyada aad soo galayso wana muhim inaad wakhti gaara u samayso isticmalka internetka.
  • Jooji qorshe laanta: dadku inta badan waxay bilaban malintooda iyado anay wax qorshe ahi u samaysnayn sidasi darteeda waxa u sahlaan inay garan wayan waxa muhimka uu ah iyo waxan uu ahayn dadka nocaasa waxa u wakhtigoodu luma iyagon samayn wax horumara.
  • Sabab adigu ha u noqon in hawlahaga laga soo dhexgalo: xaqiiqada aya ah inay u sahlantahay dad jira in laga jeediyo wadadoda oo si sahlan looga weciyo hadafkooda waxad uga hor tagi kartana inaad indhaha ka xidhato markaad samaynayso shaqo ku muhim ah kuwa raba inay ka jeediyan shaqadad.
  • Jooji dib u dhigista : mar kastoo ad wakhti ku lumiso hawl an muhim ku ahayn waxad dib u dhigaysa qabashada hawl muhim ku ah.

Post a Comment

0 Comments