Waxa la dhaha is badal inaad radisa laba shaybay u bantahay
1:Raadi fursadaha nololeed ha quusan waliga hays odhan wax wado aad marta ma jirto way jiraan wadoyin badani hoogamiyayasha dunida laga yaqaana waxay wax ka dhaliyeen meel ay is lahayeen bulshadu halkan waxba kama soo dhawa marka ha quusan waliga.
2:Ha cabsan ee tijaabi khatrata wax kastoo nolosha ka mida qofka khatarta aan qadan ma guulaysto waxa la dhaha guusha iyo khatartu way wada socdaan watan soomalidu tidhahda bartii yaqan bari uma korodho
Waxay yidhahdan guushu waa laba shay oo laysku daray oo ah fursada iyo diyaar garawga
haday fursadu ku hor taalo lkn see anad diyaar uu ahayn adu socon maysid
hadad diyaar tahayna oo anad fursad hayna waxba socon mayan marka waa labada shay oo laysku daray.
Waxay la yidhahda iyana dadka kale uu ogolow inay iyana qabtan fursadaha nolosha.
0 Comments