Guusha Hada Bilow
Waxa jira dadka badh wax kasta dib u dhiganaya waxa uu odhanaya waa inan bari shaqda soo qabta waa inan bari cibadada iyo salada bilaba waa inan bari ganacsiga bilaba lakin waxaso dhan waxa uu kal leyahay afka une wax u ficil ku daraya ma jirto.
In wax la balan gareeya ma xume lakin waxad balan garaynaysa waa inu yahay waxad hubto inaad qaban karayso marka hore waa inanad noqon qof riyonaya waa laga ficanyahay adoo soo jeeda inaad riyooto.
Markaad wixi balan garayso waa inaad fulisa waxa jira dadka qar iyago hawshi is leh fuli hadana la moda inay yara baqayan oo ay odhanaya hadad hawshaas qabato arma dadku kula yaab arma saaa waxa ha u joojine adu hawshaada fuli marka hore.
Diin tena subanba waxay inagu boorinaysa in qofka muslimka ahi noqdo qof firfircon qof activa oo soo jeeda qof an noloshisa iyo wakhtigiisuba khasaare noqonin.
0 Comments